Daawo Muuqaal Murugo len nin xaaskiisii gaari laamiga kaga jiiray wiilkiina dhaacay (murugo)

Sunday, April 21, 20130 comments



Caallamka waan ku nool nahay waxxaa ka dhaca dhacdooyin kaa yaabinaya dhacdooyinka qaarkod waa ku dhaca oo dhab qaarna waa kuwo la sameeyay si loogu madadaaliyo dadka .

Hadaba muuqaalka maanta waa mid aad layaabi doonto oo murugo leh mana xaqiijin karno dhab ahaan shalaha muuqaalka lkn waxaa aan kazoo dhex qabanay shabakda balaaran ee internet.

Muuqaalka nin xaaskiisa gaari jiiray wadda dhexdeeda oo halkii ku geeryootay ayadoo ay dadku ka argagaxeen xaaska gaarigu maray.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog