Daawo Muuqaalka: Fanaanad Soomaaliyeed oo Asaay u Qaaday Maamulka Soomaaliland
Fanaanada Caanka ah ee Ikraan Maxamed Caraale oo Waayahanba Saxaafada ay ka Qoreysay in ay Soo Qaaday Heeso Lid ku ah Caasimada Soomaaliya iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Maantay Laga Soo Duubay Ayidoo Asaay u Qaaday Maamulka Somaliland.
Fanaanada ayaa Kaamiro Qarsoodi ah Loogu Duubay Xili ay Xirneyn Qamaar una Asteesneed in ay Tacsi u Diray Reyso Maamulka Soomaaliya asaayna uqaatay Soomaaliland.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com