DAAWO Nimco dareen oo Raga Guur-doonka ah Fariin u dirsatay

Friday, April 5, 20130 comments

Fanaanada Caanka ah ee Soomaaliyeed Nimco dareen ayaa ka yaabsatay daawadaayl badan oo ku xiran Barnaamijka Salaamaha Tv Universal kadib markii Fanaanadaa Nimco dareen Barnaamijka la tabisay Saxafiyada Jamiilo Garuun oo ah isku dabaridaha Barnaamijka Salaamaha oo ah mid todobaadle ah.

Fanaanada Nimco dareen ayaa sidoo kale shegtay in ay single tahay ama ay iskaabul tahay iyadoo taasi muujinaysay in ay si garah ah ula hadlayso raga guurdoonka ah
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog