Daawo Sawir muujinaya Aasaasaha Shirkada Microsoft oo si akhlaaq darra ah u salaamaya madaxwynaha Koofurta kuuriya, Park Geun.

Saturday, April 27, 20130 comments



Bill Gates oo ah Milkiilaha iyo aasaasaha Shirkada Microsoft ayaa waxaa la sheegay in uu si aan xushmadeesneyn ula macaamilay madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Park Geun-hye.

Akhlaaq daradaan ayaa waxa ay tahay mid ay jawaab adag ka bixiyeen war-baahinta dalkaasi kadib markii uu salaamay Madaxweynaha isaga oo hal gacan jeebkiisa kula jira.

War-baahinta Korea-da Koofured ayaa waxa ay page-ka hore ee Online-ka iyo wargeysyada ku soo daabaceen sawirkaasi iyaga oo ku sheegay anshax darro tii ugu xumeed oo madaxdooda lagula kacay.
  
Bill Gates ayaa waxa uu Park Geun-hye kula kulmay qasriga madaxtooyada waxaana qariyay socdaalkiisa iyo danihii laga lahaa salaanta madaxweynaha ee sida aan baratakoolka waa faqsaneyn u dhacday.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog