Dad Aduun gadoon in uu dhacay u maleeyay oo kala carar & Qax bilaabay (Bal Daawo Yaabkaan Muuqaal ahaan) !!

Saturday, April 27, 20130 comments


Magaalada Sichuan ee Koonfur bari dalka Shiinaha ayaa waxaa ka dhacday arin cajiib ah ka dib markii Shacab halkaas ku nool ay mar quraa iskaga kala carareen Guryahoodii iyo goobahoodii ganacsiga.

Qaar ka tirsan dadkaan oo jiifay waxa ay iyaga oo qaawan ama dhar qabin u kala carareen wadooyinka ka dib markii uu goobtaas ka dhacay Dhul-gariir xoogan oo dilay in ka badan 150-qofood. Dadka qaarkiis oo aan la socon waxa dhacaya ayaa mar quraa xitaa Caruurtoodii oo jiifta banaanka u kala firxaday naf jaceeyl darteed.

Dawlada Shiinaha ayaa marar badan ku cel celisay una sheegtay Shacabka dalkaas hadii ay dareemaan ama arkaan Dhulka oo dhaq dhaqaaqaya inay si dhaqsi ah uga baxaan daaraha dhaadheer oo dalka China caan ka ah hadii kale raqdooda la weeyn doono.





_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog