DAAWO VIDEO DHACDO OOHIN LEH:-Gabar Soomaliyed Oo Iyadoo Xaamilo La Kufsay “10 Nin Ayaa I Kufsaday Nolol wan Nacay”

Wednesday, April 3, 20130 comments



Dhawaan waxa Soo Shaac baxday Inay Ciidamada Maamula xabsi Kuyaala Dalka Itoobiya  Jirdileen Kadibna Kufsadeen gabar soomaaliyeed O Magaceeda Diidey In warbaahinta Laga Shaaciyo, Sida Gabartani u Sheegtay wakaalada Wararka Roter Waxay Ciidamadani Ku sameeyeen Kufsi Iyo Jirdil.

gabadhani Ayaa Sheegtay Inay Ciidamada xabsiga Maamula Ku  Eedeeyeen Inay ka Tirsan tahay Ururka ONLF Ayna Sidaasi dhacdadani kula Dhaqaqeen Falkani oo Ah Mid Arxan daro Ah.

Waxayna Tiri’Xata Maxasusto inya Nin Ay hayeen lakiin ciidamada cabsiga Oo Dhan Waxay na Dul sarnayeen Aniga Iyo Gabadha Kale Ee xabsiga Kujira waxayna Markii ay naga kacaanba Noogu darayeen Jirdil Kale.”

Ciidamada Itoobiya Ayaa Siweyn loogu eedeya Inay geystaan Dhacdooyin Bini Aadanimada Ka Baxsan  iyadoona Caruurta U qabtaan kooxahaasi fal xun kula Dhaqma.



Halkan Hoose Riix si aad U daawato Muuqaalka Naxdinta leh













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog