DAAWO VIDEO: Shirgado Waa Weyn Oo Mareeykan Laga Leeyahay Oo Ka Howl Gala Muqdisho

Tuesday, April 30, 20130 comments


Magaalada Muqdisho ayaa wax u furmay bog cusub, maalinba maalinta ka dambeysa arrimuhu way soo hagaagayaan, waxaana haatan halkaas ka jira horumar dhan walba ah.

Ganacsiga magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay mid soo kobcaya. Waxaa jira maalin fara badan oo lagu sameeyay ganacsiga Muqdisho taasoo ay sameeyeen shirgado, shaqsiyaad iyo weliba dawlado. Muqdisho ayaa hataan waxaa ka howl shirgado waa weyn oo caalami ah.

Michael Stock waa ganacsade weyn oo u dhashay dalka Mareeykanka waxaana uu iska leeyahay shirgad weyn oo dhanka dhismaha ah oo wadamo badan ka howl gasha. Shirgadiisa ayaa ka howl biloowday Muqdisho waxayna dhismayaal casri ka wadaa halkaasi iyadoo qaarkoo ay gaba-gabo ku dhawyihiin.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog