Dhaqtar soomaali ah oo lasoo fadhiisiyay barnaamijka Late Night Show ee uu daadihiyo wariye C/ Xaafid kana baxa Universal TV aya ka hadlay arimo dhowr ah oo quseeya arimaha la xiriira xubinta taranka ragga iyo cudurada ku dhaca.
Dhaqtarkaan ayaa sheegay in uu jiro cudur halis ah oo ku dhaca xubinta taranka ragga kaasoo uu ku sheegay in ay badanaa ka dhalato xubinta oo shaqa gab noqota ama aan galmo sameynin.
Balse arinka ugu yaabka badan lagana yaabo in uu kaa qosliyo ayaa ah in dhaqtarkani uu sheegay in siigada raggu ay sameeyaan ay dawo u tahay cudurkaan, maadaama buu yiri laga shaqeysiinayo xubinta taranka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com