Raggu kama wada sina Dookhashada Dumarka hasa ahaatee waxaa jira astaamooyin
hadii uu wiilku ku doorto gabadha uusan marnaba ku qasaareen taasoo aan soo
bandhigeyno haduu Alle idmo.
Hadaba
Dumarka waxaa laga fiirshaa marka ugu horeeysa diinteena waana mida kaliyah ee
lagu meel mari karo , Ha dhibsan hana is dhihin nolol adag ayaad galaysaa hadii
aad guursato gabadh diinta kaaga wanaagsan waxaa hubaal ah inaad ku meel mari
doonto gurigaaguna kuu bulaali doono.
Intaas
kadib 10 Sadar oo midkiiba ka hadlaya Afar dumarka lagu doorto ayaan jecelnahay
ka iftineducation.com ahaan inaan idiin soo bandhigno :
1-Ugu
horeeyn Afar ay u caddahay: indhaha, ilkaha, ciddiyaha iyo midabka.
2-Afar
ay u castahay: carrabka, ciridka, dhabannada iyo dibnaha.
3-Afar
ay ciriiri u tahay: sanka, dhegaha, xuddunta iyo cambarka.
4-Afar
ay u carfayso: sanka, afka, kilkilaha iyo cambarka.
5-Afar
ay u madowdahay: sunniyaha, timaha, indhaha wiilkooda iyo baararkooda.
6-Afar
ay u weyn tahay: joogga, garbaha, feeraha iyo barida.
7-Afar
ay u wareegsan tahay: madaxa, indhaha, cududdada iyo kubabka.
8-Afar
ay u ballaaran tahay: foolka, indhaha, shafka iyo cajarrada.
9-Afar
ay u yar tahay: dhegaha, cagaha, afka iyo calaacullada.
10-Afar
ay u jilcan tahay: sunniyada, sanka, dibnaha iyo dhexda.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
