Fadeexadii Fashion-ka Nigeria ( Funny Photos )

Saturday, April 27, 20130 comments


Dhacdo ka dhacday Dalka Nigeria ayaa noqoneysa mid siyaabo kala duwan ay Saxaafadu uga wada hadasho kadib markii ay Dhar faaniso kasoo jeeda dalkaasi ay si qosol badan dhulka ugu dhacday waqti ay is cajabineysay.

Suuq geynta dharka ( Fashion Models ) ayaa habeenadii xalay aheed fashil xoogan kasoo gaaray haweeneey faanineysay kadib markii ay dhulka si aad u qosol badan ugu dhacday.

Marar badan ayeey dhacday qisooyin sidaan oo kala ah waliba caalamka oo idil balse Kaamiriistayaal fara badan ayaa si aad u daba kacay gabadhani oo mar qura masraxa sidii madficii ugu soo dhacday.

Daawo sawirada :










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog