Fanaanada Zahuur oo leh Stylka Fananada Nick Minaj ayaa mar kale soo sartay muuqaalka heesta Dib Waxay Ka Noqotana ,waxaana si layaab leh ugu duubay Liibaan Yare Studio .
Heestan oo magaceedu yahay Dib Waxay Ka Noqotana ayaa leh muuqaal wanagsan , Arayo Macaan iyo labis qurux badan oo ay ku soo labisatay Fanaanada Zahuur ,fanka London ayaa baryahaan danbe bilabay in ay soo saaraan muuqaalo qurxoon sida Fanka Soomaalida ee North America.
Sido kale Fanaanada Zahuur waa markii labaad oo ay soo saarto hees muuqaal ah ,iyadoo isbucaan horaantiisa soo sartay heesta Nabsi oo ay ku heshay tageero badan
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com