Fanaanadda Ikraan oo Si Dirqi ah Uga Badbaaday Fanaaniin Ka Carooday Labis Ay Soo Xeratay Ikraan Caraale.

Friday, April 5, 20130 comments


Fanaanadda Ikraan oo Si Dirqi ah Uga Badbaaday Fanaaniin Ka Carooday Labis Ay Soo Xeratay Ikraan Caraale.
Fanaanadda Ikraan Maxamed Caraale ayaa Labis  Ka Caraysiiyay  Fanaaniin Fara badan Iyo Shacabkaleba u soo Xeratay Goob ay Ka Jirtay Tacsi

”Goob Tacsi ah Kuma Wanaagsana In Aad Ikraan U soo Qaadato Labiskaan Walaal Si Sharaf leh ayaan Kaaga Codsanaynaa Adiga Nagu Qiimenaya Tacsida  Musikiiste Sheekh Cabdi oo aan wada Joogno Iska Soo Badal Labiskaan  Sidaasi Waxaa Yiri Mid Ka Mid ah Fanaaniintii Goobta Kula Sugnaa Ikraan Carale

Balse Waxaa Nasiib daro Noqotay In ay Fanaanadda Ikraan Ka dhaga adkaato Hadalkaasi Isla Markaana U Raaciso Fanaaniinta Hadalo Kale oo aan Munaasab ahayn.

Fanaaniin kale   ayaa xiisada dejiyay oo codsaday inaan tacsida Musikiiste Sheekh Cabdi laga dhigin buuq iyo dagaal.

 Balse Waxaa La siku Raacay In Ikraan Ay Hadalka Qadato Hadii Kale Ay Goobta Tacsida Ka Jirto ay Isaga Tagto.

Nin ka mida fanaaniinta ayaa yiri Ikraan koleeyba aabaheed Caraale waa u egtahay ee DNA halaga qaado.

Ikraan oo la bahdilay ayaa ka tagtay Tacsidii  Halkaasi Ka Jirto Aydoo Qaar Ka Mid ah Fanaaniinta Ay Wacad Ku Mareen In ay Wax wada shaqeyn ah La Yeelan Doonin Ikraan Caraale












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog