kareemka biyaba dib u dhiga

Friday, April 12, 20130 comments

Dad badan ayaa waxay na soo weyddiyeen waxa lagu daaweeyo biyabbaxa degdegga ah, gaar ahaan kareemooyinka marka waxaa jira seddex nooc ugu dhib yar oo biyaha daahiya.

kan koowaad waa kareem la dhaho Maxman   biyaha ayuu daahiyaa bahalka ayaa la masrsadaa 20 daqiiqo ka hor kaddib ayaa la dhaqayaa si uusan xaaska ugu gudbin, bahalkana wuxuu siiyaa dherer iyo balac.

kan labaad waxaa la dhahaa SS Cream kareem waa midka ugu dhibka yar.

kan seddexaad waxaa la dhahaa Emla Cream.

marka waxaa fiican inaadan adeegsanin mar kasta waxaa fiican inaad adiga ibarto si aad dib uga dhigto biyaha adoon adeegsan wax daawo ah.

walaal kareemooyinkan oo dhan waxaa loo adeegsadaa daahinta biyaha.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog