Hadaad daawato muuqaalkaan oo aad qosli weydo Filimcusub ayaa ka masuula.
Waligaa ma aragtay ido wax dilaya? Muuqaalka aan halkaan idin kugu hayno oo ah mid shactiro iyo layaab miiraan ah ayaa waxaa uu ku saabsanyahay lax dishay nin oo weliba dhulka dhigtay.
Laxdaan ayaa ka argoosatay ninkaan oo xarig la dhacay.
Ninka ayaa laxda ladhacay xarig taasoo ay aad uga carootay lakiin markii uu damcay inuu kasoo taago oo uu sii jeestay ayay inta gaaday oo hardi gadaal uga dhufatay ayay afka ciida u gelisay. Ariga idaha ah ayaa sida dadku aaminsanyihiin waxaa lagu tiriyaa xoolaha kuwa oogu caqliga liita, tusaale ahaan Soomaalidu markey dhaliilayaan qof caqligiisa waxay ku matalaan lax.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com