SAWIRO :Aroos Lawada Dhar dhiganaayo ( Yaab & Amakaak ) Daawo Sawiro Layaabka Aduunka

Wednesday, April 24, 20130 comments


Maalin walbo waxaa dunida daafaheeda ka dhaca Aroos kuwaasoo taabacsan kuwii hore balse Arooskan oo leh tilmaamooyin laga yaabo & Dhaqan u gaar ah ayaa mar qura Saxaafada ka yaabiyey.

Caruuskani & Caruusada oo mudo ku kala maqnaa Dalal kala fog ayaa Jaceylkoodu noqday mid si aad la iskugu waashay waxa ayna gabadhani Diiday in Saaxiibkeed ay wax wajigeeda aan ahyn tusto.

Nasiib wanaag waxa ay ku xujeeysay in uu guursado hasa ahaatee Dadkii diintooda iskugu nikaaxayay ayaa keenay hab cusub oo ninka lagu tusi karo gabadha kahor inta aan loo guri geyn taasoo gabadha laga codsaday in ay dhar dhigato.

Hadaba Sheekadu kaftan ayeey ku bilaabataye waxa ay iyaduna codsatay in isaguba dharka dhigto durbana waxaa arinkaasi ku xukumay wiilka Caamadii aan caqliga lahyn ee sheeganayay ineey isku nikaaxayeen.

Dadkani oo aanan heysan diinta islaamka asal ahaana kasoo jeeda dalalka reer galbeedka ayaa la yimid dhaqankani cusub waxa ayna sheegeen in looga dayan doono noqon doonaana lamaanihii ugu horeeyey ee bilaawo dhaqan cusub

Habeenka Meherka & isku guuriska waxaan diyaar u nahay inaan isha iska aragno dadkana marqaati looga dhigo gabadha & wiilkaba in ay yihiin dad dhamaystiran si aanan beri looga been abuuran ayeey yiraahdeen lamaanahan.

Sawirada oo badan ayaanan xaga Anshaxa awadiis soo bandhigi karin balse Midkaan ayaa inoo marqaati ah















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog