Acatarada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Priyanka Chopra ayaa hakad
galisay Filim ay jili lahayd kadib markii isku dhaceen soo saarayaasha Filimkaa
iyo tafaftirihii Filimka .
Khilaafka
soo kala dhaxgalay soo saarayaasha Filimka oo kala ah Arjun Kapoor and Ranveer
Singh ayaa sabab u noqday in ay gabi ahaanba joojiso shaqadii ay waday waxa
ayna si carol eh uga baxday hotel ay daganeed oo ku yiilay Magaalada New Dalhi
.
Arintaan
ayaa wargaysyada siyaaba kala duwan wax uga qoreen hayeeshee waxaa si dhab ah
aan loo xaqiijin sababta rasmiga ah ee salka ku hayso wallow ay ka gaabsatay
Actarada mar arimaha wax laga waydiiyay .
Arjun
Kapoor and Ranveer Singh ayaa iyaguna dhinacooda sheegay in aysan garan Karin
sababta rasmiga ah ee arintaa keentay
laakiin
waxaa loo badinayaa in ay is afgaareen Priyanka Chopra iyo Ranveer Singh.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com