Qoraal Noloshaada Wax Weyn Ka Badalaayo Qiiro Badan Kugu Beraayo Akhriso

Monday, April 29, 20130 comments



Qofka muslimka ah waxaa wanaagsan in uu lahaado xili walba imaan iyo alle ka cabsi badan taasi oo kaga bad baadi karo wax walba oo xun ee nafta ay ku muteesan karto naar iyo iqaab alle waxaa laga donayaa ruuxca muslimka ah in uu indha hiisa ku jeediyo oo uu ku haayo nolosha dadka asaga ka liito ee ka daciifsan maxaa yeelay hadii aad indhaha ku heeso dadka kaa sar sareeyo ee kaa dhaqaalaha badan ee shirkadaha iyo dabaq yadada dhaa dheer iska leh iyo bangiyada lacagta badan u taal nafta waa ay ku fid noweysaa oo waa ay jeclesa neysaa taasina waa dhib nafta wax walba ayay donesaa waxyaabo waa la helaa wax yaabo kalana oo badan waa lawayaa marka nafta waxaa u wanaagsan in aanan laraacin wax yaabahaas badan ee dhal dhalaalka aduun yada ah oo laga tagaayo maalin maalmaha ka mid ah .
  
Waxaa wanaagsan dadka kaa liita in aad fiiriso markaas imaan badan ayaa ku galaayo inta aad heesatana waa ay kugu fil nanayaan waxaad daremesaa farxad iyo in aad dad badan oo kaa liito in ay jiraan adigana aad tahay qof wax heesto oo alle uu u nimceeyay kaliya qofka muslimka ah waxaa ku wanaagsan in uu fiiriyo cafimaadka uu alle siyay iyo quruxda alle uu ugu deeqay iyo lexda lexaad ee ruuxa bini aadinka ah muhiimad weyn u leh heesta dad badan ayaanan heesan lexda lexaad oo meel walba ay donayaan iyo wax walba ay u baahi qabaan aanan qabsan karin ee qof u qabta xili walba donaayo aanan isku fil neen .

Mida kale qofka muslimka ah waxaa wanaagsan waxuusan heli karin iyo waxa uusan wax ka qaban karin in uusan isku dhibin ee alle uu talada u dhiibto isna dajiyo wax walba oo dhaca alle ayaa keenay waxii alle uu ka dhigay adiga wax kama badali kartid waxna kama qaban kar tid marka waa in aad alle u mahad celisaa oo aad barisaa waa uu kuu naxrisanayaa alle hadii aad bariso maxaa yeelay alle aduun kiisa muslimka ah mar yadiisa waa uu u sameyaa oo waa uu ka aqbalaa alle waa naxriis badne waana wanaag badane .

Baryada alle in aan badino mar walba waa lagama maar maan waa lagu libanayaa waxaad jaceshahay waxaa ku siin karo oo xagiisa ay ka fudu dahay alle wax agtiisa ku culus malahan masha allah taasi hadii aan xili walba niyada aan u sheegno wax badan ayaa inoo hagagaayo aduun iyo aakhiro libaan iyo farxad badan ayaan heesanenaa cafimaadka farxada nolosha dagnaanta qalbiga dhamaan waa wada muhiim in aan waqtigeena ku bixino wax yaabaha wanaagsan oo alle uu jacel yahay waa arin wanaag badan oo ladonaayo Halkaan ayaan ku joojinayaa waxaa Qoray Xasan Wadani rabi ajir haka siyo ayaan lee yahay Xakha iyo wanaaga allaha bar walba ina fahan siyo waa muhiim arinkaas Inshaa allah Dhamaad .

Qoraalka hadii aad dhaliil ama amaan mid aad u heeso waxaad igu soo hagaajin karesaa oo aad igala soo xiriiri karesaa ciwaanka ah







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog