Lamaanahani u dhashay dalka Ingiriiska waxa ay sameynayaan wax kasta oo suurogal ah oo ay jirkooda madoow oga dhigaan, iyagoo xitaa isticmaala kiimikooyin jirka midabkiisa lagu badalo.
Danny Carter and Aston Campbel sanadkii waxa ay isticmaalaan kumanaan kun oo Pound-ka Ingiriiska ah si ay jirkooda ku madoobeyn lahaayeen.
Isbadalka ku dhacay jirka Waa ay is duraan, waxayna sameeyaan waxyaabo waali ah, iyadoo mar xitaa isbitaal loo dhigey dhibaato jirka kasoo gaartay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com