Waxaa
laga yaabaa in aad dareento in rabitaanka galmo ee ku aadan lamaanahaaga uu
hoos u dhacay isla markaana aheyn qaabkii hore oo kaliya aad u sameyneyso in
aad qanciso isaga .
Ogoow
kaligaa ma aha ee waxaa jira haween badan oo arintaan ka sheeganaya , waxaan
warbxintaan ku soo qaadaneynaa sababaha haweenka ku keena in ciyaarta sariirta
ka caagto .
*
Baaritaano ayaa sheegaya in haddii fowdo ay ka jirto qolka jiifka taas waxa ay
keeneysaa murago iyo hamaansi (halaaqo) waxa ayna hoos u dhigeysa rabitaanka
galmo
Sidee
ayaad ku soo ceshan kartaa rabitaanka galmo ugana hor tagti kartaa fowdadaas?
kaliya ninkaada u muuji falal Romantic ah oo kicinaya dareenkiisa xooggana
waxaad saartaa in guriga caraftiisa ay kam-kamto.
* Xanaaqa
: Haddi aad u careysan tahay ninkaada lagama yaabo in macaan raaxo aad hesho si
aad rabitaankada u soo ceshatid daba gal ku samee isha xanaaqaas uu ka yimid ,
ha ogalaan in xanaaqa uu kaa sumeeyo kulanka macaan ee sariirta .
*
Wax yaabaha maadiga ah : cabsida dhanka maaliyada saameyn xooggan ayay ku
leedahay rabitaanka galmo , inta aad sariirta been ku sheegi laheyd gabaryaheey
adiga oo murago maaliyadeed ku hayso ha iska xaadirin garoonka ciyaarta .
*
Haddii u kacsan Cholestrol-ka dhiiga : waxaa jira xariir ka dhaxeeya sara kaca
Cholestrol-ka iyo gaaridda haweenka macaanka galmada , iyadoo haddii uu saro
maro waxaa uu xayirayaa in dhiigga uu ku soo shubmo mantiqada kaadi hayska wax
ayna taasi yareeneysa dareemaha xubinta haweenka waxa ayna keeneysa in ay
adkaato in macaanka aad gaarto , waana arin galmada ka dhigeysa mid niyad jab
ah .
Marka
ay arintaan jirto maxaad sameyneysaa? badel jadwalkaada cunno , newbanaadir.com waxa
ay ku leedahay sidoo kale waxaad iska yareeysaa cabidda caanaha gasaceysan oo badso
cunista qudaarta .
Jawiga
Romantic-ga oo qarsooma : hadii uu ninka ku mashquulo nolosha maadiga ah waxaa
lumaya nolosha jaceylka , waxa uuna iloobaya kulamada Romantic-ga ah .
Sidee
jawigaas ku soo celin kartaa? u qoondeey ninkaada habeen qorsheysan, ka codso
in banaanka ka soo cunteysaan , ku soo jilci banaanka adiga oo dhoola cadeyn ku
soo dilay guriga keen markaas wiishka u yeeri .
Fikirkaada
waa muhiim hadaad hayso arimo kale oo wiiqa rabitaanka galmo ee haweenka si
asxaabta bogga uga faa`ideystaan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
