Halkani Waa Magaalada Muqdisho ma ahan New York & London Midkood. ” Daawo Sawiro”

Wednesday, May 8, 20130 comments



Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, ayaa maalinba maalinka ka dambeeya waxaa usii kordhaya bilic iyo qurux, ayada oo magaaladuna ay dhinac kasta horumar ka sameeneyso.

Waxaa magaalada laga furay hoteelo aad u qurux badan oo indhuhuna ku doogsadaan, oo qaarkood aadan aamineyn inay ku dhex yaalaan Muqdisho.

Haddaba warbaahinta dowladda Somalia, ayaa sawirro kasoo qaaday bilicda qaar ka mid ah hoteelada Muqdisho ee nala daawada.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog