Daawo Gabdhahii Soomaaliyeed ee Wariyaasha Ka ahaa Dowladii Kacaankii Soomaaliya Stylka ama Qaabka ay ulabisanjireen Markay TVga Warka Soo Daanayaan

Tuesday, May 7, 20130 comments



Daawo Gabdhahii Soomaaliyeed ee Wariyaasha Ka ahaa Dowladii Kacaankii Soomaaliya Stylka ama Qaabka ay ulabisanjireen Markay TVga Warka Soo Daanayaan

Dowladii Kacaankii Soomaaliya uu Hogaaminaya Jaale Maxamed Siyaad Barre ayaa Waxaa uu Dalku ahaa Dal dhinacwalba KAhorumarsan iyadoo Laga Qiyaas qaadankaro habka Horumarka Xawliga Leh ee Dalku usocday.

Iyadoo taasi socotay ayaa Hadana Waxaa Dhinac soconayay Dhinaca Xadaarada ummada Soomaaliyeed kutalaabsamaysay.

Tusaale ahaan Waxaan usoo qaadanaynaa Qaabka ay ulabisan jireen Gabdhaha Wariyaasha ah ee Warbaahinta Dowlada Kashaqayjiray.Markay Soo fadhiisanayaan Xarunta Tv ga ayaa Ahaa Kuwo usoo labisan jiray Qaab Kaduwan Qaabka Maanta Gabdhaha Soomaaliyeed ulabistaan…






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog