Daawo,Fanaanka Caanka Ah Ee Cawaale Aadan Oo Ka Heesi Waayey Dhalanyaro Badan Oo Isugu Jira Gabdho Iyo Wiilal
Fanaanka da,da yar ee ee Sooamaaliyeed Cawaale Aadan oo Heeso Kusoo Bandhigayey Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenaya mar uu halkaasi ku sugnaa ayaa waxa si weyn uso masraxa u ruxay dadweeyne badan oo isugu jira gabdho iyo wiilaal kuwa oo la dhacsan heesaha uu qaada fanaankan da,da yar cawale aadan,
Arinta Layaabka badan ee halkaasi ka dhacday ayaa waxay Ahayd Markii Fanaanka awaale aadan ay Qaseen Shacabka oo La Jibaysan Heesaha Xiisaha Badan ee uu qaado waxana qolo waliba ay isku riixeysay dhankiisa iyago jecla inay isku sawiraan ama mar un ay garabta gacanta ka saartaan ,
Hoos Ka Daawo oo Eeg Waxa Meeshaasi Ka dhacay Xiligaasi .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com