Daawo Mo Faarax oo ka hadlay shirka London
Orodyahanka caalamiga ah ee Soomaaliyeed ayaa fariin muuqaal ah kaga hadlaya aragtidiisa ku wajahan shirka London, muuqaalkani oo ay duubtey wasaaradda arrimaha dibada iyo wadamada barwaaqo sooranka ee UK ayaa waxa uu Mo Farax kaga hadlayaa sidii uu Ingiriiska ku tagay iyo sida ay isu badashay noloshiisa, isaga oo diraya fariin.
Halkaan Ka Daawo Mo Faarax oo ka hadlay shirka London
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com