Daawo Muuqaal: Caleemo saarka Madaxweynaha jubaland col. Bare Aadan Shire

Friday, May 17, 20130 comments


Maalmahan danbe waxaa dhagaha shacabka Soomaaliyeed ku batay isqabqabsiga ka taagan maamul usameeynta Jubboyinka oo noqotay islaanti foosha ku daahday balse dhawaan ayaa waxaa shirar kala duwan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo lagu doortay sedax Madaxweyna oo midba uu sheeganaayo in uu yahay Madaxweynaha Jubbaland State kuna andacoonayo in ay doorteen shacabka ka soo jeeda deegaanadaasi balse marka si hoosa loo eega ay doorteen afar oday oo ay isku beelyihiin oo jeebabka loo buuxiyay.

Hadaba Barre Aadan Shire Hiiraale oo ah Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Horeyna uga mid ahaa Hogaamiyaashii Kooxaha ee Dalka ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Jubaland State ayaa Maanta Shacabka Kismaayo ku dhaqan ka Qeebgaleen Caleemasaarkiisa oo ka Dhacday Magaalada Kismaayo .

Haddaba Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland State Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa u Dhacday sidatan:











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog