Waxaan ku heynaa habka ugu fudud ee aad ku guursan karto qofkii aad jeceshahay adiga oo meel gaaban ka qabsanaya waa muhiim in aad qaadato talooyinkaan aan ku sheegi doono si aad dhaqsi u guursatid:
Hadii aad tahay qof guur doon ah marka hore ninka aad is baratan ee aad ka dooneysid nolosha ah isku day in aad fahanto dabeecadiisa.
Isku day in aad noqoto gabar aad u kaftan badan oo waji furan aan xer xerneen inta badan hana ka tagin xishood lagu yaqaano gabdhaha wanaagsan.
ka fogaaw in aad saxiibkaa ama yarka aad jeceshahay aad kala hadashid arimaha fog fog ama aan idin quseysnin sida siyaasada, qabiilka iyo wixii soo raaco.
hadi ay dhacdo in oo hadiyad ku keeno adiga oo dhoola cadeynaayo ka gudoon una mahad celi, adiga oo leh mahadsanid aboowe macaan waxaa tahay qof wanaagsan.
.... weli wey socotaa talada marka Lasii soco qeybta xigta bari...
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com