Daawo Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta socdaal ku maray degmada kaliya ee dowladiisu ay Muqdisho maamul uga sameysay.

Sunday, May 5, 20130 comments



Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waxa uu booqasho taariikhi ah ku tegay degmada Deyniille ee gobalka Banaadir iyada oo si weynna halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Xassan Sheekh ayaa waxaa soo dhaweynta loogu sameeyay Hotel Tropical oo dhaca bartamaha degmada halkasi oo ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiinta dowlada ku jirta ee deegnaakaasi kasoo jeeda oo ay kamid ahaayeen xildhibaanno, saraakiil iyo masuuliyiin kale.











































_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog