Daawo Video Gabar Somaliyeed Oo Bikronimo Ku Faanaysa

Friday, May 3, 20130 comments


Weli ma aragtay gabar Soomaaliyeed oo bikranimadeeda ka sheekaysa? maya yaan filayaa waayo dumarka Soomaaliyeed waa kuwo ilaahay xishood u dhaliyay lakiin haday daruuri noqoto walaaga yaabaa inay ka hadlaan.

Dhaqanka Soomaalida ayaa waxaa uu yahay in bikranimada ay aad u qadariyaan taasno ay keento in gabdha badan ilaashadaan bikranimadooda. Soomaalidu waxaye tiraahdaa “Gabarnimo waa gobanimo” taasoo kuu muujinaysa siday ay u ixtiraamaan bikranimada.   Hadaba Telefishanka AVRO ee laga leeyahay wadanka Holland ayaa u kuur galay arinkaan.

Naima Raage wa gabar ku dhalatay dalka Holland balse asaal ahaan kasoo jeeda Soomaalia. Naima ayaa wareysi ay siisay AVRO kaga hadashay bikronimadeeda taasoo ay aad ula cajabeen dadkii wareysanayay iyo weliba  dadkii daawaday barnaamijkaan ka baxay tv-ga AVRO waayo dadka u dhashay dalkaasi intooda badan waxay bikranimooda ku waayaan da’da 16, gabadhaana waa 24 jir.

Naima ayaa tiri: “waan inaa ilaalsadaa bikranimadayda ilaa habeenka arooska”

Naima mar wax laga weydiiyay inay ka welwelsantahay in xanuun iyo dhib soo gaaro habeenka aqal galkeeda ayay sheegtay inaysan ka walaacsanyn iyadoo kaftamaysana waxay sii raacisay: “waxaan u malaynayaa in dhiig iga imaan doono”







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog