Dhagayso”Cade Muuse Oo Ka Qayla Dhaamiyay Xadgudubyada Faroole Isaga Oo Ku Sugan Qardho)

Friday, May 10, 20130 comments

Dhagayso”Cade Muuse Oo Ka Qayla Dhaamiyay Xadgudubyada Faroole Isaga Oo Ku Sugan Qardho)


Waxaa magaalada Qardho Shir Jaraa’id ku qabtay Cade Muuse kaas oo sheegay in Shacabka ay hore uga codsadeen inuu qabto Shir noocan oo kale ah balse hore uga gaabsaday inuu ka baqay Qalalaase kaga yimaada Maamulka Garoowe, waxana uu had asheegay inay ku kaliftay Shirkan Jaraa’id ay tahay inuu Arkay Ciidan Gadooday oo dekeda Boosaaso iyo Kantaroolka Boosaaso Qabsaday.

Cade Muuse aya ka hadlay waxa uu ku sheegay Midnimada Maamulkii hore ee Puntland kaas oo had aku ururay Garoowe. Cade Muuse ayay Fadeexad iyo Ceeb ku tahay inuu maanta shir Jaraa’id u qabto Ciidan Gadooday isaga oo hore uga gaabsaday ka hadalka Deegaanka Khaatumo oo la qabsaday intii uu isagu madaxda ka ahaa Maamulkii hore ee Puntland.

Hadalka Maanta Cade Muuse ayaa waxa uu daaha ka rogayaa Burburka baaxada leh ee ku dhacay Maamulkii hore loo odhan jiray Puntland kadib markii uu noqday Sacabo ay Dad gooni ah biyo ku cabaan.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog