Warbaahinta newbanaadir.com oo aalaba ka faloota arimaha bulshada ayaa haatan idiin haysa
maqaal ka hadlaya fa,iidada ay leedahay Galmada Xalaasha ah.
Hadaba
Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u
leedahay dhowr faa’iido oo muhiim ah.
1-
Jirka iyo maskaxda ayay firfircooni galineeysaa
2-
Dareemayaasha ayay fududeysaa
3-
Madax wareerka ayay bi’isaa
4-
Waswaaska badan ayay qofka ka qaaddaa
5-
Waxay xoojisaa aragga, waxayna wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka
kilyaha.
6-
Dhiiggay cusbooneysiisaa.
7-
Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.
Ugu
Danbeeyntii Maamulka Iyo Shaqaalaha newbanaadir Waxay Idiin Leeyihiin Qofkii Talo
Iyo Tusaalo Warbixintan Iyo Guud Ahaan U Baahan Waxad Kala So Xiriirki Kartaan
,Emailada Hoos Ku Qoran.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com