Fanaanka caanka ah ee Cawaale Adan ayaa ka hadalay arin cajiib ah oo dad badani la yaabeen

Sunday, May 5, 20130 comments

Fanaanka caanka ah ee Cawaale Adan ayaa ka hadalay arin cajiib ah oo dad badani la yaabeen


Fanaanka weyn ee reer jabuuti Cawaale Aadan ayaa ka hadalay arin cajiib ah oo uu ku arkay dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Canada .

Cawaale Aadan oo mudooyinkii ugu dambeeysay ku noolaa dalka Canada gaar ahaana magaalada Ottawa ayaa waxaa uu dhawaantaan uga waramay wariyaha telefishinka Universal Tv ee Cabdisalaan Hereri barnaamijkiisa Hereri iyo Hargeysa.

Fanaanka ayaa sheegay inuu la yaaban yahay dhaqan qabyaaladeed ka jira dalkaan oo uu ku arkay dad ku nool Dalka Canada










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog