Khadra Sinimo ayaa soo qaaday hees cusub oo loo gaadayo calanka Soomaliland .

Sunday, May 5, 20130 comments

Khadra Sinimo ayaa soo qaaday hees cusub oo loo gaadayo calanka Soomaliland .

Fanaanada caanka ee mudooyinkaadn danbe soo muuqaday ayaa soo qaaday hees aad u habaysan oo loogu tala galay calanka Soomaaliland .

Heestaan oo ah mid wadani ah ayaa loogaaday calanka Soomaliland ayaa waxaa dadku isla dhexmarayaan macnaha iyo ereyada ku jira iyo ula jedkooda maadaama ay heestu tahay hees wadani ah loona qaaday calanka Soomaaliland ayaa laga eegaya xasaasiyad iyo maxaa looga jeeda.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog