Hees cusub oo ay Farxiya Fiska iyo Nimca Yaasiin si kulul isugu jawaabayaan ayagoo kala matalaya Somalia iyo Somaliland
Fanaaniinta Farxiyo Fiska Iyo Nimco Yaasiin Ayaa Soo qaday Hees Cusub oo Loogu Magacdaray ” Heestaan Ayaa wadata Miro Aad u Macaan oo Ka Tarjumaya Soomaaliya Midnimadeeda Qiimaha ay Leedahay Iyo Doorka Kaga aadan maamulka Somaliland In ay Uga Qayb qaataan Isku Keenida Shanta Soomaaliya.
Labada Fanaan Waxay Kala Matalayaan Somalia Iyo Somaliland Farxiyo Fiska Waxay Matalaysaa Soomaaliya Halka Nimco Yaasiina Ay Matalayso Soomaaliland.
Erayada Heestaan Waxaa Alifay Abwaan Baashe Cilmi Sacmaal Laxankana Waxaa Raaciyay Xasan Kaban leh Muusikada Waa Qaasin Karaama.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com