Malaay Sidii Gantaal Dadka Ugu Dhacaya, Ma Aaminaysid Ilaa Aad Video-gaan Indhahaaga Ku Aragto

Thursday, May 9, 20130 comments


Malaay Sidii Gantaal Dadka Ugu Dhacaya, Ma Aaminaysid Ilaa Aad Video-gaan Indhahaaga Ku Aragto

Waliga ma aragtay malay ama kaluun sidii gantaal dadka ugu dhacaya? waa maya soo ma ahan, newbanaadir ayaa muuqaal kuu haysa.

Waxaad arkii jirtay malay isaga la ceyrsado oo la dabto lakiin midka aan maanta idin tusayno isaga ayaa laga cabsanaya oo laga cararayaa.

Malaygaan ayaa ah mid duulaya oo sidii gantaalkii u boodaya isagoo qofka ku dhacaya, malaygaan ayaa waxaa u ku jiraa meel webi ah kaasoo xitaa dadka doonta wata ayaa si rafaad iyo cabsi leh ku maraan.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog