Saxaafada Dalka Kenya Oo Si Aad Ah U Fashilisay Calooshood u Shaqaystayaashii Shalay Mudaaharaadka Ka Dhigay Magaalada London
TV-Ga KTN ayaa waxaa uu aad uga hadlay mudaharaadkii Ay soo Abaabuleen Calooshood u shaqaystayaal Dano Gaara leh Isla Markaana Boorar U Soo dhiibay Dad wax Ma garato ah oo aan Faham sanayn Danaha ay Leeyihiin Raga Daaha Gadaashooda Ka Hagaya
TV-Ga Ayaa Si Kooban u weydiiyay Su’aalo Fashilkooda Lagu soo Bandhigayay Aduun weynahana Lagu Tusayay Cida Diidan Midnimada Soomaaliweyn
Dadka Soo Abaabulay Mudaaharaadkii Ka Dhacay Magaalada London ayaa Ka soo Jeeda Beelaha Ogaadeen Iyo Dhulbahante Ayagoo Ka Biyo diidsan Nabada Ka Curatay Magaalada Muqdisho
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
