Inta badan ragga waa
ay gees maraan baashaalinta lama huraan ka u ah cayaarta sariirta newbanaadir.com ayaa kusiinaysa fikrad aad ku qancin karto macaantaadaa.
Haku
fikirin kaliya in baashaalinta ugu horeeyso gacalisadaada ama galmo aad
u sameysid aad ku haqabtirto, raggu intooda badan waxa ayna xog-ogaal u
ahayn qaababka ay ugu samayn lahaayeen raaxo Buuxda .
Ninyahow
waxa aad isku moodaa in aad raaxo macaan usameysaysay gacalisadaada
adiga oo marka ay kuu axsaan sameysay dhabarka xijinayo hadaba taasi ma
aha mid u wanaagsan macaantadaada.
Haweenka
badankood uma sheegaan ragooda in aysan ka helin qaabkaan ,raggu na ma
oga in raaxa sameyntu harsan tahay,hadaba newbanaadir.com ayaa kusiinaysaa
qishkan aad raaxada ugu dhameystiri kareyso gacalisadaada.
hayeelin
in aad kasii jeedsato marka aad ciyaarta sariirta lasameysid ama aad
hurdo ladhacdo ogaaw in aad tahay dantiisa hele , haweenka qaar ayaa
feker iska galo maxaa yeelay ma aysan kaa arkin naxariis.
U sameey qoor galin adiga oo xabadka gashanaya oo tusinaya qaabka ay kuugu hagar baxday adiga oo siinaya ilaa iyo shan daqiiqo.
Salsalaaxis, iyo hadalo mahadcelin ah tani waa ay ugu raaxo macaan u tahay galmadii aad wada sameyseen.
Majirto
howl la qabto oo aan gebo gebo lahayn, haddii aad ka tagtana waxii aad
soo sameyneysay waxa ay ku dhamaadeen qancin la’aan , ee noqo ninyahow
mid dhameystiray shaqadiisa
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
