Ra’iisal
Wasaare Saacid oo mar kale si kulul uga hadlay Xaalada Magaalada Kismaayo,
Daawo Wareysi
Raiis’al
wasaraha Dowladda Federaalka Somalia Dr Abdi Farah Shirdon Saacid ayaa waxaa uu marki ugu horaysay waraysisiiyay
Telefeshinka Al Jaziira kaga hadlay muranka
ka taagan Jubbooyinka iyadoo dowladdiisa mowqif cad ka is taagtay shirka
ka socda kismaayo, waxaana jira in Maamulayaasha kismaayo ay weli ku
adkeysanayan inay dhisi doonaan Maamul GoboleeD
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com