Hadaba Muuqaalka maanta aan idiin haayno waa mid aad looga naxo waa arin qof walba oo maqla ama daawada uu ka naxayo waa Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeyneysa fal inta badan dhaca oo ay Soomaalida u taqaano Ilma yar oo adeerkood fara xumeeyay taas oo la macna ah in Adeerka hooyadeed qabay uu fal joogta ah oo fara xumeyn ah uu kula kacaya.
Gabar Soomaaliyeed ayaa ka sheekeyneysa sida ay wax u dhaceyn iyo qaabka uu u sameyn jiray fara xumeynta adeerkeed waxeeyna arinkani uga warantay wariye ka tirsan Tv-ga Universal ee fadlan nala daawo muqaalka wareeysiga ah .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com