Daawo Video Fanaan Markii Ugu Horeysay Fanaan Kale Codkiisa Xaday

Monday, January 13, 20140 comments

Fanaan  Da’yar  Ayaa  Soo Saaray  Hees  Ceeb Weyn u  Soo  Jiiday Fankiisii  Cusbaa  Sidoo Kale  Layaab  Ku Noqotay
Taageerayaasha  Fanka  Soomaaliyeed
Fanaankaan Ayaa  Markii Ugu  Horeysay  Fanaan Kale  Codkiisa 
Bililqaystay  Isagoo Wali  Heestaasi  Muuqaal  u Soo Sameystay
Fanaankaan  Ceeboobay  Ayaa  Lagu Magacaabaa   AHZAAB OSMAN    Waxa  uuna  Masrax  La  Soo Istaagay  Cod  uusan Lahayn

Hadaba  Yaa  Is  Kale  Codka  Aad  Ku Daawandoontaan Muuqaalka  Hoose?  Waa  Alfanaan  Axmed  Ceegaag  Muuqaalka Iyo Jiliinkuna  Waa    AHZAAB OSMAN












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog