Wax badan ka baxro Waa halkee meesha ugu kacsiga badan Dumarka?

Friday, January 31, 20140 comments

Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay tahay Ibta hore ee Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad 1-milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saareen baarayaal u dhashay mareekanka oo baarista ka sameeyay jaamacada Boston ee dalkasi.

Ibta naaska ayaa la sheegayaa in ay tahay sixirka ugu weyn ee kiciya dareenka qofka haweenka ah sida warbixinta lagu sheegay waxaana la rumeysanyahay in arinta ay sidaa tahay baaritaanka ka dib xaqiiqdana waa sidaa oo waxaad ogaan kartaa dareenka bilowgiisa in uu yahay afka hore ee Naaska waana daraasad la sameeyay.

Haweenka ayaa la rumeysanyahay in 90%  newbanaadir.com ay aad u jecelyihiin in amaanka marka hore laga bilaabo dhanka sare ayadoona la rumeysanyay in dagaalka sariirta uu noqon karo mid si qurux badan u sii socda waana tijaabadii la sameeyay in haweenka ay iyo ragga markaan ay ka wada simanyihiin cayaarta ayadoona ugu danbeyntii isku badasho wanaag wadida.


Daraasadaan ayaa noqoneyso tii 4-aad oo ay jaamacada ku ogaatay dareenka haweenka iyo raga ee dhanka Ibta gaar ahaana waxaa daraasada la sheegayaa in haweenka haatan ay u gaar tahay.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog