WAR Fool Xun OO NAXDIN BADAN) Subxaanallah Dhageyso Arin Fool Xum,Labo wiil oo soomaali ah oo isku Guursaday Magaalada Muqdisho;Ilaa aad dhageysato ma aamineysid

Friday, January 31, 20140 comments

Degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay arin naxdin leh, taasoo ah laba nin oo is guursatay.

Goon jooge daris la ah guriga uu daggan yahay ninka la kaxaystay ayaa sheegay in maalintii dorraad ay dhacday xaflad aad loo waardiyeynayay oo ay isugu yimaadeen afartan nin oo kamid ah dadka dibadaha kusoo hallaabay ee sameeya dhaqamada liwaadka.

Goob jooguhu wuxuu sheegay in raggan ay u dabaal dagayeen ninka la guursaday oo caan ka ah degmada Shibis, wuxuu sheegay in arintan ay fajiciso ku noqotay dadka deegaanka iyo ehelada ninka la leeyahay waa la guursaday.

“Dhagxaan ayaa lagu weeraray guriga ay xafladda ka dhacaysay, kadibna ciidamo PS ah oo waardiyeynayay ayaa xabsiga u dhaadhiciyay dadka weerarka geystay” ayuu yiri goob jooguhu.

Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa ka hadlay dhacdadan la yaabka leh.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog