Daawo Video: Alla Dumarku Ma Dhibkaan Bey Maraan, ARAG HAWEENEEYDAAN CUNUGA CALOOSHEEDA KU JIRA WAXA UU SAMAYNAYO

Saturday, February 1, 20140 comments

Gabadha uurka lihi waxey dareemi kartaa in ilmuhu soo gujinayo markey tahey 4 ilaa 5 bilood.

Gabadha uurka lihi, waxey badanaa saddexda bilood ee ugu horeeya dareemeysaa wis-wis iyo xanuun. Waxa kale oo ey dareemeysaa daal iyo caajis.

Muuqaalka aan halkaan idin kugu hayno ayaa ku saabsan ilmo hooyadiis haraantinaya ama laad ku dhufanaya isagoo caloosheeda ku jira.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog