Waa Arin naxdin leh isla markaana ah dhacdo dhab ah waxuuna ka cabanayaa wiilkani Soomaaliyeed in uu maalin kasta uu sineysto sedex jeer isagoo gacantiisa isticmaalaya, taasi ayaa waxa ay sababtay in uu kaadida ceshan waayey dhaqsina uu biyo baxo hadii uu guursan lahaana uu arintaasi ka cabsanayo.
Wiilkani ayaa sida aad ka daawan doonto muuqaalka waxaa Talo siinaya sheekh Maxamed idiris Axmed oo ah sheekh Soomaaliyeed oo aad ugu naxay wiilkani Soomaaliyeed.
Wiil kani ayaa sidoo kale isticmaala muqaadaraadka sida jaadka iyo sigaarka sidoo kale ma ahan nin shaqeysta basle waxaa arimahaasi oo dhan aad ugu qiima badan talada la siiyey ee aqristoow adigane halkani kusoo gudbi wixii talo ah ee aad u heyso.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com