Wasiirka Arrimaha Dibadda Mr. Cabdiraxmaan Ducaale Ayaa Sheegay in looga Bahan Yahay Kooxda Dhalin yarada Hargiesa Joga Hadii Ay yahiin dad fanka Horumarkiisa Raba Inay tagaan magaalada Muqdisho halkaasi fankooda Kasii wadaan.
Waxana Uu sheegay Inaysan Xiligani haboonayn fanaaninta Soomaaliyeed Inay intooda Badan ku Sugan Hargiesa Amin san yahin muqdisho inay Nabad ka Jirin lakiin ladoonayo Inay Imadaan Si halka fankooda Uga Horumariyaan.
Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), Ayaa Cadeyey Inay Macsuumad ka Heleen Wasiirka Cusub Arimaha Debada soomaaliya Oo ku Macsumey Inay magaalada Muqdisho ka Dhigan bandhig faneed madama Dhalin yarada Reer Muqdisho In badan Jecel yahiin heesaha Dhalin yarada.
Waxana Kooxda Xidigaha IUnta Ku dareen inay dalab yaab ku noqday oo martiqaad ah ka heleen dawladda Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Mr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kooxdiisa ka codsaday inay safar Ku imadaan magaalada Muqdisho.
Sida ilo-wareedyadu tilmaameen dawladda Soomaaliya, gaar ahaan wasiirkeeda khaarajiga, ayaa kooxda Xiddigaha Geeska u sameeyey ballanqaad ah in lacagta ay dalbadaan la siin doono haddii ay oggolaadaan inay safar ku tagaan magaalada Muqdisho, iyadoo dawladdu doonayso Inay halka Xarun ka Dhigtan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com