Daawo Wariye sagal mustafe xasan oo xabsiga loo taxaabay

Sunday, February 2, 20140 comments

Wariye sagal mustafe xasan maanta xabsiga loo taxaabay kadib markii ay dib ugu laabatay magaalada Hargeysa, Sababta loo xirey ayaa lagu sheegay markii ay dhawaan gaartay magaalada Muqdisho ayaa waxay ka dhawaajisay hadal ay aad uga wada caroodeen dhamaan madaxda iyo bulshada reer soomaliland. 

Kadib markii ay amaan kala dul dhacday magaalada caasimada ah ee muqdisho oo markaasi ay ku sugneyd. Hadalka reerka somaliland ay aad uga caroodeen ayaa ahaa markii ay Sagal sheegtay in Muqdisho tahay caasimada gayiga somaliya, Muqdisho iyo hargeysana ay isku mid yihiin kana mid yihiin dalka Somaliya.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog