Karan Johar "Waxaan donayaa in aan Flimka ku soo daro Shahrukh Khan"

Monday, February 24, 20140 comments

Xiddiga karan johar ayaa qorshaynaya in filimka Shuddhi ku soo daro sharukhan kadib markii dhawaan filimkaa Hirithik Roshan loo doortay in filimkaa wax ka jilo waxaana karan uu sheegay in sharukhan filimkaa ku soo dari doono.

Sharukhan oo dhawaan dhawac ka soo gaaray jilida filimka Habppy new Year ayaa arintaa 

Filimkaa ayaa la qorshaynayaa in la sii daayo sanada 2015 hayeeshee ka hor ayaa la doonayaa in la dhamaystiro waxaana filimkaa uu qayb ka yahay aflaan kale oo aad loo sugayo in dhawaan la dhamaystiro.

Karan johar ayaa ka mid ah actarada ugu caansan Bollywoodka waxa uuna soo saare ka yahy aflaan badan asaga oo sidoo kale wax ka jilay aflaan badan oo caan ka ah Bollywoodka Dalka Hindiya.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog