Aqriso Meela Ugu Macaan ee Dumarka Carabka Laga Galiyo Macaanee La Dhareeraayaan?

Friday, March 28, 20140 comments

Hubaal waxaa ah Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan)  in ay tahay talaabada ugu horeeysa ee Weerarka Galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada dhanka Bishimaha faruuryaha.

Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyaduna ay ay si xaaso ay ku dheehantahay ay u dhuuqeyso  midda sareeysa.

Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo.

Ragga ayaa lagula talinayaa in ay ogaadaan in haweenki jecel yihiin dhuuqmada in bishinta hoose si macaan looga nuugo iyadoo gaarta in ay soo buurato markaasna si yar ilkaha ugu riixaya , waxaana la doonaya in uu uga jaqo sida in uu malab dhuuqayo oo kale .

Xubinta Ugu Muhiimsan Dhuuqmada Ibta Naaska.

Haweenka kacsi waali ah ayay ka qaadaan iyo istiimin aad u macaan marka si toos looga nuugo ibta hore ee Naaska iyioo si khafiif ah ilkaha ugu qabanaya sida adigoo wax qaniinaya oo kale.

Sidoo kale Haweenka qaar waxeey raaxada ka helaan Dhunkashada xabdka gaar ahaan inta u dhaxeyso labada Naasood iyo cambarada qoorta kadibna gacanta mar mari Xubinta taranka haweenka iyadoona ay ka dhalaneyso raaxo Waali ah.

FG.Gabada ha kula boodin Galmada iyadoo aan si heersare ah u raaxeeysan,Waayo Waxaa Macquul ah in markaad u galmooto aad horay ka biyo baxdo ,kadibna Gabadhii oo bar go’ah aad u noqan weyso marlabaad si deg deh ah hadabada si aadan u fashilmin marka hore si heer sare ah ugu raaxeey.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog