DAAWO SAWIRO (Layaable Alshabaab oo soo bandhigay sawirada dagaalkii Afmadoow iyo rag ku dhintay dagaalkaas 9 bil ka hor.

Saturday, March 29, 20140 comments

Warbaahinta Al Shabaab ayaa waxa maanta lagu soo bandhigay sawirada iyo muuqaal la sheegay in laga duubay dagaalkii ka dhacay Af madoow 9 bil ka hor oo xilligaasi shabaab looga qabsaday degmadaasi.

Sawirada qaar ee Shabaabka Soo bandhigeen waxa kasoo muuqday rag ay sheegeen inay ku dhinteen dagaalkii mudada socday ee Afmadoow ka dhacay 9 bil ka hor.

Halkaan ka daawo Sawirada ay Shabaabku soo bandhigeen maanta


























_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog