Fashion: Gabdho iyo wiilal somali ah oo islii kusoo bandhigay quruxda labiska Fashion-ka ah (DAAWO SAWIRADA)

Monday, March 24, 20140 comments

Waxaa ka dhacay magaalada nairobi ee dalka Kenya bandhigii ugu horeeyay ee gabdho somali ah ay ku soo bandhigeen labiska loo yaqano fashion-ka.

Bandhiga waxaa ka soo qaybgaaly mas’uuliyin iskugu jirtay somali iyo kenyan iyo sidoo kale bulshada rayidka ah qaybeheeda kala duwan waxaana lagu qabtay xaafada islii e Somalidu dagantahay.

Waa bandhigii ugu horeeyay ee nuuciisa oo kale ah oo lagu qabtay Islii isla amrkaana ay dhigaan gabdho somaliyed iyo wiilal.
Waxa lagu tartamay laiska iyo quruxdiisa iyagoona xayeysiinayay dhar fashion.ah oo casri ah.


















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog