Jaceyl: Selena Gomez marna Justin Bieber qalbigayga kama saaarin...

Monday, March 24, 20140 comments

Xili dhawaan labada fanaan ee caanka ah Justin Bieber iyo gacalisadiisa Salena Gomez dib u heshiiyeen ayaaa waxaa Selena sheegtay in justin waligeed jacayl u haysay.

Waxa ay xustay in maalin aysan ka saarin qalbigeeda islamarkaana ay aad u jeceshahay waxa ayna tilmaamtay in maalin uusan qalbigeeda ka suulin.    

Xiddigtaa ayaa tilmaamtay in xariir muda kala dhaxeeyay laakiin waxa ay sheegtay in ay jireen khilaafya badan oo keenay in isku dhaceen labadooda.

Salena ayaa xustay in xiligii ay kala maqnaayeen ku hamin jirtay in maalin dib u midoobi doonaan waxa ayna sheegtay intaaa u rumowday oo dib u heshiiyeen.

Salena iyo Justin ayaa muda waxaa ka dhaxeeyay xariir dheer oo gaaray heerkii ugu sareeyay waxa ayna dhoor jeer isku qabteen arima sababtooda uu lahaa Justin.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog