Maxaa kala qabsaday Darawal Somaliyeed iyo Naagtii jinka ahayd“DAAWO YAABKA DHACAY”

Monday, March 10, 20140 comments

Waxaa halkani idin kugu soo gudbinaynaa dhacdo naxdin leh taasi oo ay ku dhacday Darawal Soomaaliyeed oo ka shaqeynayey dalka Maraykanka kaasi oo gaariga usoo fuushay naag uu kala garan waayey in ay Jinni tahay iyo in ay Insi tahay taasi oo qal qal xoogan gelisay gaariga oo xawaare Sare ku socday.

Naagta ayaa u muuqatay mid cadaan ah waxayna soo dhex gashay gaariga uu watay wiilkaasi Soomaaliyeed oo markii uu arkay naag tima dhaadheer oo si u qaawan ayuu aad u naxay wuxuuna is dhahay halkee laga yimid.

Waa sheeko cajiib ah waana dhacdo rasmi ah iyadoo wariyaasha

waraysanaya ay qosol jaanta la rogeen markii uu ka sheekeeyey xaalada sida ay ahayd wuxuuna naagta ka cararayey in ka badan labaatan daqiiqo mana aaminin xaalada sida ay tahay isagoo ka cararay gaarigiisa iyo wixii saaarnaa.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog